Duq magaalo oo lamaanayaasha is guursanaya ugu baaqay in geed talaalaan !!

Duqa magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa ugu baaqay lamaanayaasha kunool magaaladaasi ee doonaya in ay is guursadaan in marka hore geed kutalaalaan mid kamid ah wadooyinka dhax mara magaalada Burco. Maxamed Yuusuf Muraad ayaa sheegay in maamul ahaan usoo jeedinayaan dhalinyarada  Burco gaar ahaan lamaanayaasha is guursanaya in geed ku talaalaan magaalada, waxa uu … Continue reading Duq magaalo oo lamaanayaasha is guursanaya ugu baaqay in geed talaalaan !!